Munaasibad ballaadhan oo loogu wanqalay Degmada Balli-cabbane (Ballicaanood) + Sawirro


Ballicabbane, (NNN) – Munaasibad ballaadhan oo loogu wan-qalayay Degmada Balli-cabbane ee gobolka Hawd oo ka mid ah Degmooyinkii uu Madaxweyne Rayaale magacaabay, ayaa shalay lagu qabtay Degmadaas.
Munaasibaddaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana ay ka qayb galeen Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka, Salaadiin, Madax-dhaqameed kale, A qoonyahan, Dhakhaatiir, Axsaabta 

 Siyaasadda iyo marti-sharaf kale, ayaa Wasiiradii ka qayb galay waxa ka mid ahaa, Wasiirada, Caafimaadka, Dibu-u-dejinta, Arrimaha dibedda, Diinta iyo Awqaafta, Madaxtooyada iyo Wasiiru-dawlaha arrimaha dibedda.


 

News and More pictures coming soon……………..

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: