Dahabshiil oo Bangi Caalami ah ka hirgeliyey waddanka Jibuuti


Djibouti, (NNN) – Sharikadda xawaaladda ee Dahab-shiil ayaa maanta bangi ka furatay magaalada Djibouti ee waddanka Djibouti halkaas oo lagu qabtay xaflad ballaadhan.
Munaasabadda xafladda furitaanka bangiga Dahab-shiil waxaa goob joog ka ahaa madaxda ugu sarreysa waddanka Djibouti, Madaxweynaha Ismaaciil Cumar Geelle iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xeyd, Ra’iisul Wasaaraha Dileita Maxamed Dileita,
Guddoomiyaha baarlamaanka Djibouti Idris A. Ali, Guddoomiyaha bangiga dhexe Jaamac Maxamuud Xeyd iyo marti sharaf kale
Madaxa shirkadda Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Saciid, oo Djibouti jooga oo BBC -da uga waramayay furitaanka bangiga ayaa sheegay in bangigoodu yahay mid caalami ah oo Islaami ah.
Bangigan cusub ayuu sheegay madaxa shirkadda in uu u adeegi doono dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatada.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: