Ilaalada Madaxtooyada oo xalay Saqdii Dhexe Toogasho Ku Dilay Muwaadin Reer Somaliland Ah


Hargeysa, (Nnn)- askarta ilaalada madaxtooyada somaliland ayaa xalay saqdii dhexe toogasho ku dilay muwaadin reer somaliland ah kadib marki sid la sheegay baabuur uu watay uu ku dhwaaday albaabaka danbe ee madaxtooyda. Muwaadinkan oo lagu magacaabo Cumar C/risaaq Cigaal ayaa waxa maydkiisa la keenayxalay abaaro 12kii cusbitaalka guud ee magaalada Hargeisa.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: