Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Ka Digay Khatarta Al-Shabaab Ee Gobolka Cambaareeyayna Weeraradii Lagu Qaaday Kampala


Hargeysa, (Nnn)- Madaxwayanaha cusub ee loo doortay Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si kulul u cambaareeyay falalkii argagixisada ahaa ee lagu weeraray goobaha lagu caweeyo ee magaalada Kampala ee Casimada Uganda. Waxaanu Mudane siilaanyo sheegay inay aad uga xun yihiin falkaas argagixiso ee sababay dhimashada iyo dhaawacaba.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: